“Ciidamada Somaliland Marnaba Dib U Soo Noqon Maayaan”..Taliyaha Hawl Galinta Ciidanka Qaranka
July 20, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliyaha Hawl gelinta Ciidanka Qaranka Somaliland oo khudbad ka jeediyay munaasibad ay deeq kala wareegayeen Shacabka ku dhqan deegaanka Daarasalaam ayaa waxa uu fariin adag u diray Maamulka Xamar, Waxaana uu sheegay in Ciidamada Qaranka Somaliland ee jiida hore aanay marnaba dib u soo noqonayn halka ay joogaan.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka
https://youtu.be/Dz0eMtC7sFc
Berberatoday.com