Trump Oo Madaxweyne Putin Ku Casuumay Inuu Soo Booqdo Mareykanka
July 20, 2018 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sheegay inuu madaxweynaha Ruushka Viladmir Putin uu sanadkan booqasho ku imanayo dalka Mareykanka.

Hadalka aqalka cad ayaa wuxuu ku soo beeegmayaa xilli uu cambaareyn kulul uu la kulmay Trump kulanki Helsinki ee dalka Finland kula yeeshay Putin hadal uu ka sheegay kaddib.