“Waxa Wax Lala Yaabo Ah Hadaynu Xulufadii Sucuudiga Iyo Imaraatka Aheyn Oo Dekediinii La Siiyay Dawladeenu Ma Waxay Ku Guulaysan Weyday In Basaborkeena Xajka Lagu Tago, Maxaa Dalkii Loo Xaraashay Hadii Aanu Waxba Goynayn”Sheekh Maxamed Cabdi Carab”Daawo Muuqaal
July 20, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Waxa Wax Lala Yaabo Ah Hadaynu Xulufadii Sucuudiga Iyo Imaraatka Aheyn Oo Dekediinii La Siiyay Dawladeenu Ma Waxay Ku Guulaysan Weyday In Basaborkeena Xajka Lagu Tago, Maxaa Dalkii Loo xaraashay Hadii Aanu Waxba Goynayn”Sheekh Maxamed Cabdi Carab”Daawo Muuqaal