Daawo Muuqalka”Beesha Biciide Oo Shuruud Ku Xidhay Bilowga Nabadeynta Ceel Afweyn Iyagoo Sheegay Inuu Boqor Buurmadaw Ka Maqanyahay
July 21, 2018 - Written by Berbera Today
Ceel Afweyn(Berberatoday.com)-Saladiinta Guud ee labada Beelood ee ku dagaalamey deeganka Ceel Afweyn ayaa waxaa ay sheegeen maantain ciidamadii la kala qaadey isla marka aaaney jirin ciidan Meel ku urursani
Sidoo kale Suldaanka guud ee Beesha Bariga Burco oo la weydiiyey in la bilaabo ka gar naqa dagaaladan soo noq noqdey in ay diyaar yahiin dhinacooda ayaa waxaa uu suldaanku sheegay in aaney maanta diyaar aheyd oo ay doonayaan in la sugo Boqor Buudmadow oo maanta ka soo baxay magaalada Hargeysa ilaa inta uu u imaanayana aaaney gun madhneen