berberatoday.com
” Wasiir Sacad Waa Anbad , Arina Ma Hayo ,Lacagtiina Wuu Cunay..” Xil Kijaandhe Oo Wasiir Sacad Eedeymo Ku Hurgufay”Daawo Muuqal
July 21, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Kijaandhe Gudoomiyaha Guddida arimaha Dibada Ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu maanta dhaliilihii ugu cuslaa u jeediyey Wasiirka arimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire .

Xildhibaan Kijaandhe ayaa sheegay in Somaliya ay dooneyso in ay Somaliland albaab walba ka soo xidho isla markaana wasiirkeenii arimaha dibadu uu yahay mid Anbad ah, wax arin ahna aan heynin isla markaana cunaya lacagtii Ictiraaf raadinta Somaliland waa sida uu hadalka u dhigaye

https://youtu.be/ZWPph3CMODQ

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews