Daawo Muuqalka”Xildhibaan Siciid Cartan Oo Sharci Darro Ku Tilmaamay Kulanka Dhex Maray Madaxweyne Farmaajo Iyo Faysal Cali Waraabe
July 21, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Cartan Cismaan oo ka tiran Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa sharci darro ku tilmaamay Shir Magaaladda Brussels ee dalka Belgium ku dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farnaajo iyo guddoomiyaha Xisbiga UCID.

Waxaana hadaladiisii ka mid ahaa “Shirkaas uu faysal Cali Waraabe Kaga qayb Galay Brussels dalka Belgiumka Sharciyan way baal marsan tahay, waxaana jiray qodob Somaliland u dejisnaa oo ahayd in aan laga qayb gelin shirarka Soomaaliya.