Daawo Muuqalka”Proffesor Axmed Ismaciil Samater Oo Shaaciyey Sababta Uu Madaxweyne Muuse Biixi Xil Wasiir-nimo Ugu Magacaabi Waayey + Muuqaal
July 22, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Proffesor Axmed Ismaciil Samater Oo Wareysi siiyey Telefishanka HCTV ayaa waxaa uu shaaciyey sababta uu madaxweyne xil wasiir-nimo ugu magacaabi waayey .
Prof Samater waxuu sheegay in markii golaha wasiirada la magacaabaayey ay Madaxweynaha ka wada hadleen kaalinta uu dalka ka gali karo balse ay is waafaqi waayeen shuruudihii la soo hor dhigay iyo shuruudihii uu isagu watey , taasina ay sabab u noqotey in aan xil wasiir nimo loo magacaabin
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/2TmybtZensw?t=2