Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamud Aadan Oo La Sheegay Inuu Iskacasilay Xilkaas Dhawaan Iyo Sababta Ku Kalifaysa Oo La Ogaaday”Daawo warbixin Muuqaal Ah
July 23, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hargeysa(Waaberi):-Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Md.Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa la filayaa in uu dhawaan banneeyo oo uu iska casilo xilka guddoomiyenimo ee golahaasi.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/JJY6rdra4ys?t=39
Berberatoday.com