“Anigu 16 Sanadood Ayaa Golaha Deegaanka Berbera Kamid Ahaa Labad Doorasho Deegaanka Waan Kusoo Baxay Maantase Dhalinyarada Firfircoon Ayaan Ubanaynayaa Kursiga Ismana Soo Sharaxayo Doorkan”Xildhibaan Maxamud Cabdillahi Aw Aadan Bidhiidh”Daawo Muuqaal
July 23, 2018 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamud Cabdillahi Aw Aadan Bidhiidh oo kamid ah xildhibaanada ugu mudada dheer mudanayaasha golaha deegaanka Degmada Berbera labadii Doorasho deegan ee dalka ka dhacayna labada kusoo baxay mudo 16 sanadood ahna kamida haa golaha deegaanka Degmada Berbera ayaa maanta mar uu warbaahinta Berbera kula hadlaayay cadeeyay in aanu mar sadexaad dib isu soo dharaxayn kursigana uu ubanayn doono dhalinyarada firfircoon ee Gobolka Saaxil;