“Cabdiwali Gaas Kursiga Uu Ku Fadhiyo Ayuu Ku Ilaashanaya Dhiiga Shacabka Puntland”.Gudomiyaha Gobolka Sool
July 24, 2018 - Written by Berbera Today
Laascaanood(Berberatoday.com)-Guddomiyaha gobolka Sool Cabdi Khayre Dirir ayaa waxa uu eedo culus iyo digniino u soo jeediyay Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, Waxaana uu sheegay in kursiga uu ku fadhiyo uu ku ilaashanayo dhiiga shacabka
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/uF5kk0dV028
Berberatoday.com