“Warbaahinta La Habar Jeclaynayo Ama La Garxajisaynayo Anaga Dani Nooguma Jirto Dalkana Dani Uguma Jirto”..Boqor Buurmadow”Daawo Muuqal
July 24, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow ayaa waxaa uu sheegay in cidii ku gafta qodobadii ay ku heshiiyeen labada beelood in ciqaabteeda la marsiiyo oo aan loo tudhin, Sidoo kale Boqorku waxaa uu sheegay in aanay dani ugu jirin Warbaahinta lagu habar Jeclaynayo ama lagu Garxajisaynayo oo aanay dalka dani ugu jirin.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Boqor Buurmadaw Oo Hadlaya
https://youtu.be/KjRiKzgSsI0
Berberatoday.com