Daawo Muuqalka”Tahriibayaashii Libiya Ka Tagi Jiray Yurub Oo Bada Gudaheeda Ku Xaniban Iyo Tirada Dowladaha Diiday In Ay Qaabilaan+Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin!
July 25, 2018 - Written by Berbera Today
Libiya(Berberatoday.com)-Tahriibayashi Libiya Dalalka Yurub uga Sii Gudbi Jiray OO Bada Gudaheeda Ku Xaniban iyo Tirada 3 Dowladaha gabi ahaanba Diiday In Ay Qaabilaan iyo Rafaadka Ka haysta Markaakiibtii Soo badbaadisay Oo Laga Dajinwaayay,
