Daawo Muuqalka”Gudoomiye Kuxigeenka Sadexaad Ee Xisbiga Kulmiye Xuseen Aadan Cade Shacabka Gobolka Sool Ugu Baqay Inay Dadkooda Iyo Dawladooda Somaliland Wax La Qabsadaan Gobolkoodana Horumariyaan
July 26, 2018 - Written by Berbera Today
Laascaanood(Berberatoday.com)-Guddoomiye Ku-xigeenka Sadexaad ee xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Xuseen Aadan Cade ayaa waxa uu sheegay in aanay Somaliland xoog ku qabsan shacabka Reer Laascaanood oo ay ahyd heshiis, Sidoo kale Xuseen Aadan Cade ayaa waxa uu shacabka Reer Laascaanood u soo jeediyay in ay Gobolkooda horumariyaan oo ay noqoto Caasimad lagu soo hirto sida Boorama oo kale.
https://youtu.be/CgQCebpQGLg
Berberatoday.com