“Faysal Bari In La Xidhaayo Ayaanu Maqleynaa ..”Masuul Uhadlay Xisbiga UCID”Daawo Muuqal
July 26, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga Mucaaridka ah Ee UCID ayaa waxa uu
maanta warbaahinta u sheegay in ay soo gaadhayaan in xukuumadu wado qorshe ay dooneyso inay bari ku xidho gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo bari dalka ku soo laaban doona
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa dhawaan magaalada Brussels kula kulmay madaxweynaha Dawlada Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/mtGxXEyWl00