Daawo Muuqalka” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Si Dhoolatus Ah Hargeysa Loogu Soo Dhaweeyey Eedeymo Culusna U Jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Baarlamaanka Somaliland
July 27, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa manta si diiran oo dhoolatus u muuqda loogu soo dhaweeyey madaarka magaalada Hargeysa .
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ugu horeyn uu si adag u difaacay kulankii uu Magaalada Brussels uu kula yeeshay madaxweyne Farmaajo , waxaana uu eedeymo culus u jeediyey siyaasiyiin kulankaasi dhaliilay