berberatoday.com
“GACAN HAADIS INUU JIRRO, GARTAY INA CALI WARAABAW”W/Q MOHAMED GACAYTE
July 27, 2018 - Written by Berbera Today

Gar iyo daw ayuu u yeeshay Faysal inuu Farmaajo iyo Gaas difaaco, waayo dantiisa ayaa ku jirta. Lkn sida uu bulshada u fahansiin lahaa in dagaalka Tukaraq ay bari ka yihiin ayaa seegtay, oo wuxuu yidhi Faysal “Farmaajo iyo Gaas waxay iigu dhaarteen inaanay dagaalka Tukaraq iyagu wadin, ana waan ka rumaystay”. Tolow hadaa yaa fartayda subaga daray.

Faysal ninka yaqaan uunbaa yaqaan, maalinba meesha uu ka arko dantiisa sida daadka xaabaale ayuu daf yidhaa. Kulankii gacan haadiska ahaa ee Faysal iyo Farmaajo ku dhex maray Brussels nuxurkiisa Faysal wuu cadeeyay maba qarsanba wuxuuna yidhi “Hadii sida ay wax usocdaan fahmi waayo waan ka tashanayaa”

Hadii la odhan jiray Faysal xamar wuu necebyahay, boholyawga ka muuqda maanta iyada ayuu kaa jecel yahay oo difaac u yahay mana ah nin dantiisa ka horyimaad. Waxaan filayaa in dukaankii xidhmayo uu 15 sano ku shaqaysanayay, xaqna wuu u leeyahay hadii suuqii xumaaday oo busaarado dhaceen inuu suuq iyo customer cusub raadiyo, waayo dalkii niman askar ahbaa la wareegay, waxbana kuma ah inuu Xamar kadago.

Maahmaah Reer Xamar ayaa tidhaa, “Dantiis Yaqaan Dugsasho Maleh”.

@Igabadhan 
Mohamed Gacayte 
Somaliland ha jirto

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews