Goob Joogayaashii Caalamiga Ahaa Ee Kormeeraayay Doorashada Somaliland Ee Madaxtooyada Oo Soo Saaray Warbixin Ku Saabsan Qaabkii Ay Doorashadu U Dhacaday
July 27, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Goob joogayaashii caalamiga ahaa ee kormeerayay doorashadii dhawaan Somaliland ka dhacday oo shirk u qabtay magaalada Hargeysa, ayaa waxa ay soo saareen warbixin ku saabsan doorashadaasi