“Maayar Muraadoow Madaxweyne Cigaal Hadaanu Somaliland Joogi Lahayn, Maayarna Maad Noqoteen, Siyasadna Maad Soo Gasheen”.Xildhibaan Cabdirashiid”Daawo Muuqal
July 27, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Yuusuf oo ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Berbera, ayaa waxa uu jawaab adag ka bixiyay hadal kasoo yeedhay maayarka magaalada Burco.
https://youtu.be/_8AobgUVglo?t=44
Berberatoday.com