“Ayadoo Aan Reer Saaxil Intoobadani Ucodayn Siilaanyo Hadana Kulmiyii Saaxil Wuxuu Uxil Udhiibay 10 Nin Halka Muuse Biixi Oo Reer Saaxil Badideedu Ucodaysay Uu Kulmiyihii Saaxil Cabdilaahi Abokor Oo Qudha Uxi Udhiibay ?W/Q Xaaji Cabdi Jaamac Aadan
July 28, 2018 - Written by Berbera Today
Ayadoo aan reer saaxil intoobadani u codayn siilaanyo hadana kulmiyii saaxil wuxuu u xil u dhiibay 10 nin halka muuse biixi oo saaxil badideedu u codaysay uu kulmiyihii saaxil cabdilaahi abokor oo qudha u xil u dhiibay ?
——————————–‘
Horta barigii siilaanyo madaxwaynaha noqday qoladayadii kulmiyaha saaxil wuxuu xil u dhiibay cali gadh dheer mustafe waxdad shiine cabdi barkhdle maxamed faarax xirsi allah how naxariistee ramaax cali hayste iyo cali dhagoole
Maraydabtaan raydabtii ahany
mise ???
Madaxwayne muuse biixina waxaanu kahaynaa cabdilaahi abokor oo qudha