Daawo Muuqalka”Gudidii Nabadeynta Ceel Afweyn Oo Gaadhey Deeganka Ceeriyaan
July 29, 2018 - Written by Berbera Today
Sanaag(Berberatoday.com)-Salaadiin, Cuqaal iyo Waxgarad ka mid ah ergadii nabadaynta Beelaha Ceel-afwayn iyo masuuliyiin Xukuumada ka tirsan ayaa waxa ay gaadheen deegaanka Ceeriyaan ee gobolka Sanaag si ay u soo afjaraan shaqaaqadii dhexmartay labada beelood ee walaalaha ah ee wada dega deegaankaasi. Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/nVTpMBHOTlM