berberatoday.com
Madaxii Goob Joogayaasha Doorashadii JSL oo U Jawabay Xisbiga Waddani, Sheegayna In Uu War War Xoogan Ka Qabo Somaliland
July 29, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxii goob joogayaasha caalamiga ah ee doorashadii Somaliland ka dhacday Mr.Micheal Wills ayaa waxa uu ka hadlay eedaymo ay u soo jeediyeen masuuliyiinta Xisbiga Waddani. Dhanka kale madaxii goob joogayaasha Doorashooyinka Somaliland ayaa waxaa uu sheegay in uu war war wayn ka qabo Somaliland oo ay is galeen qabaa,ilka siyaasadii dalka, Isagoo tilmaamay in wadamo badan uu ka soo noqday Goob Jooge doorashooyinkooda Balse Siyaasada Somaliland ee dhaqanka saamaysay aanay hore u arag. Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/f5FrFlR3YHQ?t=5

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews