Daawo Sawirada Qaabkii Madaxweynaha Dawlada Xamar Farmaajo Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Eretria
July 29, 2018 - Written by Berbera Today
Asmara(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaanimayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyay magaalada Asmara halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo qaadaneysa 3 maalmood.
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Warkan

