Daawo Muuqalka”Ciidamada Booliska Gobolka Gabiley Oo Qabtay Beer Laga Shakiyay Oo La Garanwaayay Waxa Uu Yahay
July 30, 2018 - Written by Berbera Today
Gabiley(Berberatoday.com)-Ciidmada booliska ee magalada Gabilay ayaa gacanta ku dhigay beer looga shakiyay in uu yahay mid aan ahay kii xoolaha ciidamada oo ku qabtay xarunta lagu xakameeyo dhaqdhaqaayada baabuurta u kala gooshaya magalooyinka dalka ayaa sheegay inaanu beerka ay qabteen ahayn mid xoolaad kana duwan yahay lagana keenay dhinaca dalka Itoobiya lana soo galinaayay caasimada Somaliland ee Hargeysa
https://youtu.be/KNkGHqVA7z8
Berberatoday.com