Daawo Muuqalka”Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyay Xubnaha Gudida Xuquuqal Insaanka Somaliland
July 30, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta si buuxda u ansixiyay gudida xuquuqul iinsaanka oo dhawaan madaxwaynaha somaliland Muuse Biixi Cabdi soo magacaabay
Xubanaha loo magacaabay xuquuqul iinsaank ayaa cabasho xoogan laga muujinaysay tayada aqoontooda iyo waliba in aanay waayo aragnimo buuxda u lahayn arimaha xuquuqul iinsaanka