Dawlada Djabouti Oo Ka Jawaabtay Aragtida Ah Is Beddellada Kasocda Geeska Afrika Oo Go’doon Gelin Kara Dalkooda
July 30, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Djibouti yaa ka jawaabtay dareenka falanqeeyayaasha siyaasadda ee aaminsan in isbedelada gobalka Geeska Afrika ka socdaa ay go’doomin doonaan Djibouti.
