berberatoday.com
Hargeysa Oo Lagu Arkay Nin Itoobiyan Ah Oo Si Tabaruucaada Wadooyinka Burburan Udayactiraya Iyo Ujeedadiisa
July 30, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa lagu arkay magaalada Hargeysa markii uhoreysay nin dhalasho ahaan kasoo jeeda dalka Itoobiya gaar ahaan Qoomiyada Oromada oo wadooyinka Burbursan ee magaalada Hargeysa si tabarucaada udayatiraya iyada oo aan ujeedada ka danbaysa la garanayn ficilkaasi ugubka ah ee markii uhoreysay magaalada Hargeysa Lagu arkay.

arintan ayaa waxa sawiro kasoo qaaday Ninkaas Itoobiyaanka ah ee wadooyinka Burbursan dayacatirayana wareysi koobana la yeeshay wariye Khaalid foodhaadhi oo kamida warbaahinta madaxa banaan ee Goobjoog ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho warbixintan koobana ka diyaariyay”

“Halkan waa xaafadda Jigjiga Yar ee magaalada Hargeysa, ruuxa hagaajinaya waddadan burbursan waa Bangaasi Yaxye oo u dhashay dalka Itoobiya gaar ahaan Qoomiyadda Oromada ee dalkaasi.

Wuxuu ii sheegay saaka markuu ka yaabay burburka ka muuqda waddada in uu gartay inuu dhagaxaan ku guro godadka ka dhex samaysmay waddada.

Waddadanna waa mid kamid ah waddooyinka ugu isticmaalka badan xaafaddaasi.

 

 

Khaalid Foodhaadhi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews