“Reer Garoowe Been Bay Caalamka Ka Iibiyaan , Somaliya-na Iyaga Ayey Ka Tagi La,dahay , Arinta Tuko-raq na ..” Faysal Oo Si Adag U Hadley”Daawo Muuqal
July 30, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa uu sheegay kulan uu maanta xisbigiisu la yeeshay Qaramada Midoobey iyo Urur Gobaleedka IGAD .
Faysal waxuu sheegay in ay Qaramada Midoobey u sheegen in reer Garoowe Ama Beelaha Majeerteen ay yahiin qaar been iyo buro bugaando ka iibiya Beesha Caalamka isla Markaana ay yahiin kuwa ay Somaliya maanta ka dagi la, dahay waa sida uu hadalka u dhigaye
Sidoo kale Gudoomiye Faysal waxaa uu sheegay in Qadiyadii Somaliland ay ka weynaatey Qadiyada Dagaalka Tuko-raq oo iyaduun la hadal hayo hadii ay tahay Beesha Caalamka iyo gudaha dalkaba