Agaasimihi Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Ee Xilka Laga Qaaday Oo Ka Hadlay Xil Ka Qaadistiisa
August 1, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimihii wasaarada warfaafinta ee uu madaxweyne Muuse Biixi maanta xilka ka qaadey ayaa waxaa uu ka Hadley xil ka qaadistiisa lagu sameeyey waxaana uu qoraal kooban soo dhigay bartiisa Facebook .
