Go,aamadii Nabadeynta Ceel Afweyn Oo Goor Dhaw Lagu Dhawaaqaayo , Faysal , Ciro Iyo Saylici Oo Hadlo Ka Jeediyay+Daawo Sawiro
August 1, 2018 - Written by Berbera Today
Ceel Afweyn(Berberatoday.com)-Waxaa goor dhaw la filayaa in si rasmi ah gudidii culimadu ay ugu dhawaaqdo go,aamadii ay ka soo saareen xalintii dagaalkii labada beelood ku dhex maaray deegaankaasi .

Gunaanadka go,aamadan waxaa aka qeyb galay madax iyomasuulyiin kala duwan oo ay ka mid yahin Gudoomiye Faysal Cali Waraabe , Gudoomiye Ciro , Hogaamiye Xirsi iyo masuulyiin kale