Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilanyo Oo Garoonka Cigaal Ee Hargeysa Kasoo Dagay Iyo Wasiiradii Xukumadiisii Oo Soodhaweeyay
August 2, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Masuulyiin u badan kuwii xilalka ka hayey xukuumadii Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa ay maanta madaarka Hargeysa kusoo dhaweeyey Siilanyo oo dalka dib ugu soo laabtay
Madaxweyne Axmed Siilanyo ayaa Kasoo laabtay Magaalada Dubai ee dalka isutaga Imiraatka Carab halkaas uu aqal weyn oo Qasriya Kaga dhistay Lacagtii Qaranka iyo Xaqal qalinkii Dekeda Berbera Lagu Dhaxal wareejiyay
https://youtu.be/wVvz7Zw4c0w
Berberatoday.com