Abwaan Maanseeye Iyo Maansaddii Dubia
August 3, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Maxamed Axmed oo lagu naanayso Abwaan Maanseeye ayaa tix magaceedda la yidhaahdo Dubia waxa uu ku dhaliilay qaabka bulshaddu isu-ilaawday iyo habka qabiilku u noqday mid hoggaanka kolba qof lagu saaro.
Islamarkaanna wuxuu bulshadda u hogga-tusaaleeyey sida dunidda kale ugu tartamayaan inay dayax gaadhan.
