Daawo Muuqalka”Mujaahid Cali Guray Oo Saluugay Xukuumada Muuse Biixi Durtaba Iyo Fursado Muuqda Oo Wasaarada Arimaha Debedu Daayacday
August 4, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Cali Guray oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye oo maanta wareysi siiyey telefishanka Saab Tv ayaa waxaa uu ugu horeyn ka hadley fursada Somaliland ugu jirta khilaafka Somaliya Iyo Jabuuti .
Sidoo kale Guray ayaa cadeeyey in bulshada Somaliland uu la qabo in tayada xukuumada madaxweyne Muuse Biixi aaney aheyn tii la filaayey isla markaana ay mihiim tahayin madaxweynuhu dib u qiimeyn ku sameeyo xukuumadiisa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/gdfsamckylk?t=87