Daawo Muuqalka”Xisbiga Waddani Oo Xalay Xaflad Layaab Leh Hargeysa Ku Qabsadey Iyo Ujeedkeeda
August 4, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xaflad balaadhan oo ay ka soo qeyb galeen madaxda sar sare ee xisbiga Waddani ayaa xalay lagu qabtey Hotel Ambasadoor ee magaalada Hargeysa isla markaana waxaa uu ujeedkeedu ahaa mid casho sharaf loogu sameynaayey qurbo Jooga xisbiga Waddani ee dalka Ku sugan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/cyc72p0FAC0
Berberatoday.com