Sarkaalad Ka Tirsan Hay’adda WHO Oo Xalay Lagu Dhaawacay Magaalada Laascaanood
August 6, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa xalay magaalada Lascanod toogasho lagu dhaawacay hooyo Ugaaso Xasan oo ah sarkaalad ka tirsan hay’adda Qaramada Midoobay ee WHO.
