berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Madaxweyinihii Kililka Shanaad Cabdi Maxamuud Cumar Oo Iscasilay Iyo Madaxweyne Cusub Oo Gudida Fulinta Dawlad Deegaanku Dooratay
August 6, 2018 - Written by Berbera Today

Jig Jiga(Berberatoday.com)-War deg deg ah oo hada soo gaadhaya shabakada Berberatoday.com waxaa uu sheegayaa in uu si rasmi ah isku casilay madaxweynihii ismaamulka Soomalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar .

Waxaana La sheegay in Gudiga Fulinta Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ay u Magcaabeen Xilka Madaxeynaha Cusub ee Dawlad Deeganka Soomalida itoobiya Axmed Cabdi Maxamed sida uu baahiyay Tvga Universal oo aani warkan kasoo xignay.

Ciidamada Faderaalka Dalka Itoobiya ayaa la sheegayaa in ay la wareegeen guud ahaan amaanka Maamulka isla markaana ay xeryooyinkoodii ka soo baxeen una soo baxeen jidadka magaalada Jig Jiga .

 

 

Sidoo kale barta Facebook telefishanka Universal Tv ayaa hada lagu soo daabacay in Gudiga Fulinta Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ay u Magcaabay Xilka Madaxeynaha Cusub ee Dawlad Deeganka Soomalida itoobiya Md Axmed Cabdi Maxamed.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews