Daawo Muuqalka”Idaacada BBC-da Laanteeda Afsomaliga Oo Warbixin Cajiiba ka Diyaarisay Dhoofka Xoolaha Xajka Ee Malaayiinka Ah
August 7, 2018 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Xoolihii ugu badan oo ku dhow hal milyan iyo badh neef ayaa ka dhoofaya dekedda magaalada Berbera, iyadoo loo iib geenayo Sacuudi Arabiya. Xoolaha Soomalida oo dhowaan loo furay sayladda ugu weyn ee Sacuudiga oo sannadihii hore xayiraadii saarneyd ayaa haatan waxaa dhoofka xooluhu kusoo kordhiyay guud ahaan nolosha dadweynaha miyi iyo magaaloba dhaqdhaqaaq ganacsi oo dad badanina shaqo ka heleen deegaanno kala duwan ee Soomaalidu degto. Halkan hoose ka daawo muuqaalka