berberatoday.com
Xabaal Wadareedyo Cusub Oo ay Roobabkii Dhawaan Da’ay soo saareen+Sawiro
August 7, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Agaasimaha guud ee wasaaradda caddaaladda Jsl Md. Xuseen Maxamed Maxamud oo ay wahelinayaan saraakiisha waaxda baadhista xasuuqa ayaa soo eegay xabaal waradeedyo uu soo saaray roobkii ka da’ayay maalmahan magaaladda hargeysa

xabaalahan oo la fihii maytidaas roobku soo saaray ayaa waxay kamid ahayeen dadkasi dadkii hargeysa lagu xasuuqay 1988 xasuuqaas oo uu geystay taliskii SIYAAD BARE waxaa halkaas lagu arkay dad isku xidh xidhan oo si wada jira loo toogtay.

Marba marka ka danbaysa ee uu da’o raxmaadka eebe waxaa la rkaa xabaalo waradeedyo uu soo saaro daadku.

Hadaba waaaradda caddaaladda JSL waxay ku hawlantahay sidii maytidaas la xasuuqay inta laysku uruuryiyo lafahooda ay u samyso aas qaran.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews