Daawo Muuqalka”Xubno Katirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Hanbalyeeyey Talaabada Uu Madaxweyne Muuse Biixi Ku Laalay Heshiiskii haamaha Ay Ku haysteen Shirkadaha Gaarka Loo Leeyahay
August 12, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida Ilaalinta iyo dabo galka Hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay hanbalyeeyeen talaabo uu madaxweyne Muuse Biixi shalay qaadey taas oo aheyd in gacanta dawlada uu ku soo celiyo haamaha Shidaalka Berbera, Parking ka iyo Amaanka madaarka Hargeysa
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/QapPugL2Iig
Berberatoday.com