Maareeye Rodol Oo Hay’addiisa Hoos Keenay Waaxdii Amaanka Ee Madaarka Hargeysa
August 12, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maareeyaha Hay’adda Duulista iyo Madaarada Somaliland Duuliye Sare Maxamed Cabdi Rodol ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku sheegay in ay la wareegeen hay’adda Ilaalinta Amaanka Madaaradda Somaliland.
Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxaafadeedka .
Berberatoday.com