“Qalbi Dhagax Waanu Kulanay , Axmed Shide-na Waan Hanbalyeynaayaa..” Faysal Cali Waraabe Oo Arimo Badan Ka Hadlay”Daawo Muuqaal
August 13, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali waraabe ayaa waxaa u ka war bixiyey kulan uu magaalada Nairobe kula yeeshay masuulyiin ka tirsan Ururka ONLF waxaana uu sheegay in ay Hargeysa ku casuumeen oo ay dhawaan iman doonan
Sidoo kale Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa waxaauu hanbaleeyey Md Axmed Shide oo xalay loo doortey gudoomiyaha xisbiga talada maamulka Soomalida Itoobiya haya .
Dhinaca kale Faysal ayaa waxaa ka Hadley arimo badan oo ay ka mid yahiin doorashooyinka , war bixintii musuq maasuqa ee golaha wakiiladu soo saareen iyo arinta Taliye Caare