Daawo Muuqalka”Rasul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Oo Ka Hadlay Warar Sheegaya Inay Jiraan Somali Rabta Inay Itoobiya Ka Go’do
August 14, 2018 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa waxa uu markii ugu horaysay uu ka hadlay warar laysla dhexmarayay oo ku saabsanaa in ay jiraan Soomaali rabta in ay ka go,aan dalka Itoobiya.