berberatoday.com
Raisul Wasaaraha Dawlada Itoobiya Oo Amray In Lasoo Xidho Madaxii Hore Ee Sirdoonka Itoobiya Iyo Danbiga Loo Haysto
August 22, 2018 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com0-Getachew Assefa wuxuu ahaa madaxii ugu sareeyay hay’adda sirdoonka Itoobiya, waxaa amar lagu bixiyay in la soo xidho isaga oo ku eedeysan in uu galay danbi-yo kala duwan muddadii uu xilka hayay.

Waxaa la sheegay in uu muddo bil ah ku qaatay hotel aan magaciisa la sheegin oo ku yaala magaalada Mekelle, ka hor inta uusan u baxsan dalka Suudaan.

 

 

Qaar ka mid ah saraakiisha Booliiska gobolka Tigray ayaa la sheegay in ay fududeeyeen baxsashadiisa, hasse ahaatee lama bixin faah faahin intaa dhaafiisan, sidoo kalana waxaa la sheegay in qoyskiisa- mar horeba isaga tageen dalkaasi Itoobiya.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/Vz7x0vurVzI?t=6

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews