Waraabe Dad Qaada Oo Shan Ruux Ku Cunay Deegaamo Hoos Yimaada Caynaba Iyo Kuwo Kaloo Uu Dhaawacay
August 22, 2018 - Written by Berbera Today
Caynaba(Berberatoday.com)-Allaah Haw U Naxariistee Shan qof ayaa dhintay ka dib markii deegaano u dhaw Magaaladda Caynaba uu ku cunay Waraabe, halka laba kalena dhaawacyo ka soo gaadhay loogula Caray Cusbitaalo ku yaala Magaaladda Burco.