Milicsiga Heerka Aqooneed iyo Hadimada Maamulaha Madaarka Cigaal: Maqaalka Kowaad W/Q Maxamed Beddel

Iyada oo Somaliland tahay dal dimuqraaddi ah, waxa aan cabbiri doonaa dareenkayga ku aaddan waxqabadka iyo waxyeellada dhallinyaro ay xukuumaddii hore u samaysatay dadka Hargeysa/Sallaxley/Balli-mataan, oo caan ku ah “Jin-dagaagay”. Si gaar ah waxa aan maanta u soo gudbin doonaa faallo ku saabsan Maamulaha Madaarka Cigaal Md Maxamed Yuusuf Ismaaciil.(Dhidar) Sannadkii 2011ka ayuu noqday hawl-wadeen … Continue reading Milicsiga Heerka Aqooneed iyo Hadimada Maamulaha Madaarka Cigaal: Maqaalka Kowaad W/Q Maxamed Beddel