Dawlada Jabuuti Oo La Sheegay Inay Somaliland Ka Taageeradii Doonto Tababarka Ciidamada Asluubta
August 28, 2018 - Written by Berbera Today
Hargaysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa shaacisay dhinaca tababarka ciidamada asluubta oo ay dawlada jabuuti ka caawin doonta
Wasiirka Wasaarada Cadaaladda ayaa ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay wasaarada iyo tababar ciidanka somaliland ay ka taageerayso dawlada jabuti.
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan