Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Daah Furay Mashruuc Lagu Tirakoobayo Hantida Qaranka Oo Wasaarada Hawlaha Guud Fulinayso
September 1, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta waxaa Daah-furay Xog Ururinta iyo Tiro-koobka Hantida Maguurtada ah ee Dawladda oo ay wasaaradda Hawlaha guud, dhulka iyo guryeyntu ka samayn doonto gobolada Somaliland oo dhan.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan