Dhagayso”Wariye Axmed Saciid Cige Oo Tabinaya Warbixin 40 Sano Ka Hor China Iyo Somaaliya Furitaankii Wadada Isku Xidha Burco Iyo Beledweyne Sanadii 1978-kii
September 5, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Soomaaliya waxay ka mid tahay dalalka uu shiinuhu mashaariicda waaweyn ka fuliyey, waxaana ka mid ah dhismaha waddooyin isku xidha Burco Iyo Beledweyne taasoo dhererkeedu dhan yahay 967 KM.
Mashruucaas oo uu shiinuhu ugu deeqay Soomaaliya waxaa ku baxay 527,550,000 oo shilinka Soomaaliga ah, waxaana la soo gabagabeeyey bishii March 1978 halka la bilabay dhismaha wadadaas bishii July Sanadkii 1973.