Dib U Milicso Mid Ka Mid Ah Khubadihii Taariikhda Galay Ee Marxuum Cigaal Jeediyay Wakhtigii Dagaalada Sokeeye!
September 8, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mid ka mid ah Khudbadihii Taariikhda galay ee uu Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal umadda u jeediyey wakhtigii dagaallada sokeeye dalka ka qarxeen 1994-kii ee uu sida gaarka ah ula hadlayay dadka dagaalada abaabulayay ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa dadku ku wadaagayeen baraha xidhiidhka Bulshada wakhti dadku isku baraarujinayo in wixii la soo maray aan umadda dib loogu celin ee hore looga socdo.