Fanaanada Caanka Ah Ee Farxiya Fiska Oo Soo Gaadhay Hargeysa Iyo Soo Dhawayn Diiran Oo Ay La Kulantay
September 10, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com0-Fanaanada caanka ee Farxiya Axmed Macalin(Farxiya Fiska) ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa.
Fanaanadan oo ka soo duushay wadanka Ingiriiska ayaa markii ay ka soo dagtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa waxay soo dhawayn diiran kala kulantay bahda fanka ee guud ahaan somaliland kuwaas oo iskugu jiray fanaaniin, Abwaano iyo dadweyne kale.