Soomaalida Holland Maxay uga Muddaharaadayaan Xadhigga Cabdi Iley?
September 10, 2018 - Written by Berbera Today
Natherland(BErberatoday.com)-Qaar ka mid ah Soomaalida ku nool wadanka Holland ayaa waxa ay dhigeen mudaharaad xoogan oo ay kaga soo hor jeedaan xadhiga Madaxweynihii hore dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka
https://youtu.be/a7H8xb0yk8Q
Berberatoday.com